Xildhibaan Boorow oo gacanta bidix ku waayey qaraxii xalay & RW khayre oo booqday (Daawo Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo guddoomiyaha baarlamanka Maxamed Shiikh Mursal ayaa Isbitaalka ku booqday xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo xalay dhaawac culus uu ka soo gaaray qarax loogu xiray gaarigiisa. Kheyre oo ay wehliyaan Guddoonka Baarlamanka ayaa sheegay in dowladda ay la socon doonto xaaladda Xildhibaanka. Dhaqaatiirka Isbitaalka Digfeer oo la geeyay … Continue reading Xildhibaan Boorow oo gacanta bidix ku waayey qaraxii xalay & RW khayre oo booqday (Daawo Sawirro)